XAKAMEE MASKAXDAADA PDF HORDHAC Buuggan waxyaabaha uu diiradda saarayo waxaa ka mid ah:→ Xakamaynta fikirrada iyo fikirka taban.→ Diiradda iyo feejignaanta si yoolalka loo gaaro.→ Is-edbinta iyo dhiirrigelinta nafta. → Beddelidda caadooyinka xun iyo samaynta caadooyin wanaagsan.→ Maareynta dareenka sida xanaaqa, walwalka iyo niyad-jabka.→ Horumarinta nafta iyo dhisidda maskax caafimaad qabta. Buuggan oo dhameystiran:Waa: 42 PageLacagta: $1.5 BUY NOW|HADA IIBSO