CILMI NAFSIGA MADAW 1 PDF HORDHAC Buuggan maxaad ka baran kartaa?→ Sida loo aqoonsado qof isku daya inuu ku maamulo.→ Sida looga digtoonaado qof dareenkaaga ku ciyaaraya.→ Sida loo fahmo sababaha ka dambeeya hab-dhaqanka dadka.→ Sida loo ilaashado xuduudahaaga iyo go'aannadaada.→ Sida loo kala saaro qancin caadi ah iyo khiyaano nafsiyeed.Tusaale fudud:Qof ayaa ku dhahaya: “Haddii aad dhab ahaan ii jeclaan lahayd, waxaad samayn lahayd waxa aan kaa codsaday.” Tani waxay noqon kartaa dambi-gelin shucuureed (emotional manipulation), sababtoo ah qofku wuxuu jacaylkaaga u adeegsanayaa inuu kugu cadaadiyo inaad samayso waxa uu doonayo. Buuggan oo dhameystiran:Waa: 84 PageLacagta: $1.5 BUY NOW|HADA IIBSO