MAXAYNU U DHIBAATAYSAN NAHAY PDF

HORDHAC

Dunida maanta aan ku nool nahay, soomaalidu ma ahan dad Wax la'aan ah. Waxey leeyihiin dhul, dhaqaale dabiici ah, iyo taariikh Hodan ah. Laakiin su'aasha weyn ayaa ah: maxay haddana u Dhibaataysan yihiin?. Buuggan ma aha mid keliya jawaabo bixinaya, Balse waa mid nagu qasbaaya inaan ka fikirno xaqiiqda jirta. Waxaan rajeynayaa in akhristaha uu naftiisa su'aalo is weydiiyo, isla Markaana uu ka noqdo qayba ka mid ah isbeddelka. Waayo ummad walba waxay haysataa waqti iy xaaladdo aan mudnayn in laga aamuso.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 57 Page
Lacagta: $1.5

Shopping Cart