NOQO QORAA PDF

HORDHACA BUUGA

Buuggaan magaciisu waa (Noqo Qoraa) Waxaanna ugu bixiyey magacaas, markii aan arkey dhallinyaro ka wal walsan arrimaha qorista buugga, iyo sida ay usoo bandhiggan lahaayeen hal abuurka ay leeyihiin, sidoo kale i waydiinaya sida looga guulaysto caqabadaha ku hareereysan dhanka buug qorista, maadaamaa aniga aan qibrad dheeri u leeyahay arrimahaas, intaas kadib waxaan hindisay magaca buuggaan.

Ugu dambeyn si ay u helaan dadka rabo in ay noqdaan qoraa, macluumaad ku saabsan buug qorista iyo wax yaabaha la xiriiro, akhriste: waxaan kuu rajeynayaa in aad ku guuleysan doonto buug qorista iwm, waa haddii aad akhrisata buuggaan, maxaa yeelay, buuggaan oo aad u yar aana lagu soo koobi Karin arrimaha ku saabsan buug qorista,balse, buuggaan waxaa ku jiro micno aad u weyn, aqoon ku dheehan waayo aragnimo runtii. Waxaan aad u jeclaan lahaa qof walbo oo daneynayo buuggaan in uu ku akhriyo maskax deggan, si uu u fahmo nuxurka buugga kusaabsan Maaddaamaa buggaan uu yahay buug ka hadlayo habka casriga ee loo noqdo qoraa heer caalami.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 92 Page

1 thought on “NOQO QORAA PDF”

  1. Can I simply just say what a relief to find somebody that actually knows what they are discussing online. You actually know how to bring an issue to light and make it important. More and more people really need to read this and understand this side of your story. I was surprised youre not more popular given that you surely possess the gift.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *