JIILKII WALBAHAARKA PDF

HORDHAC

Buuggan wuxuu ka hadlaa sida uu Internet-ku u Beddelay Nolasha Carruurteena, saameynta Internet-ka iyo baraha bulshada ay ku leeyihiin carruurta iyo dhalinyarada, gaar ahaan dhinaca maskaxda, dhaqanka, waxbarashada iyo nolosha bulshada.
Buuggan wuxuu diiradda saarayaa sida Internet-ka, taleefannada casriga ah iyo baraha bulshada ay u beddeleen nolosha carruurta iyo dhalinyarada maanta. Inkasta oo Internet-ku leeyahay faa'iidooyin badan sida waxbarashada, helitaanka xogta iyo xiriirka dadka, haddana isticmaalka xad-dhaafka ah wuxuu keeni karaa dhibaatooyin ay ka mid yihiin walbahaarka, hurdo la'aanta, mashquulka waxbarashada, kalinimada iyo ku-tiirsanaanta taleefanka.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 58 Page
Lacagta: $1.5

Shopping Cart