GARAB PDF HORDHAC Buuggan “GARAB” wuxuu ka hadlayaa ganacsiga Forex (suuqa lacagaha), gaar ahaan sida loo fahmo loona maareeyo ganacsiga maalinlaha ah.Waxa uu diiradda saarayo:– Istaraatiijiyadaha trading-ka – sida loo galo, loogana baxo suuqa– Falanqaynta suuqa – fahamka isbeddelka qiimaha– Maareynta khatarta (risk management) – sida looga fogaado khasaaro badan.Buuggan wuxuu aad u anfacaa Traders ka doonaya iney helaan nidaam fudud oo ay raacaan. Buuggan oo dhameystiran:Waa: 24 PageLacagta: $1.5 BUY NOW|HADA IIBSO