ANATOMY AND PHYSIOLOGY AF-SOMALI PDF

HORDHAC

Buuggani Wuxuu Iftiiminayaa Qaab-Dhismeedka Iyo Shaqooyinka Jirka Bani'aadamka, Laga Bilaabo Unugyada Ugu Yar Ilaa Nidaamyada Ugu Waaweyn Ee Jirka”. "Wax kasta oo aad u baahan tahay si aad u fahanto jirkaaga, hal meel kuugu jira." Jirka Bani’aadamka Waa Mucjiso Kaamil Ah Oo Mudan In La Barto Oo La Fahmo. Cilmiga Anatomy Iyo Physiology Wuxuu Kuu Furayaa Albaabo Cusub Oo Faham Ah. Waa buug loogu talagalay ardayda, xirfadlayaasha caafimaadka, iyo qof kasta oo doonaya inuu fahmo sida jirka u shaqeeyo iyo sababaha uu muhiimka u yahay in la ogaado qaab-dhismihiisa.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 121 Page
Lacagta: $2

Shopping Cart