Farqurxinta ama handwriting ka waa Xirfad aad muhiim u ah in la barto, sidoo kale waa shay markasta kaalin muhiim ah kaga jirta nolosha aadanaha, siiba noloshan casriga oo ay adagtahy inuu nolaado qofan waxna qorin waxna aqrin waayo waxa lagu jiraa xili dunidu si xawaare ah u hormaryso sidaa darteed qofkasta waxaa muhiim ah inuu iska qurxiyo fartiisa. Tusaale hadaa imtixaan ufariisato oo uu macalinku aqrin kari wayo fartada oo ay ku adkaato waxa macqula in suaal kuu saxneed uu kaa qaldo maadama uu aqrin wayay waqti badan uusan hayn uu ku bixiyo warqadaada.
Farqurxintu sida si lamida hadaa imtixaan shaqo ufariisato adiga iyo boqolal qof fartaduna ay aad uxuntahy cidina waqti badan ku bixin mayso in fartada xun aqriso madama aan la aqrin karin marka waxa laga yaba adigoo shaqada uqalmay oo kaalinta kowaad gali lahaa inaa fartada darteed ku waydo shaqdaas. hadaba jaanis baa haysataa iska qurxi farta waliba buugaan bilaashka ah. Buuggan waxa uu marka hore kusiinayaa xarfo kaliya oo aad fartaada la raacayso marka la qabsato ka dibna erayo isku xiran oo aad la raac raacayso ilaa aad kala qabsato oo ka keento farta sidaasna farta kugu hagaagto oo qurux kuugu noqoto.
Liibaan
I am good
Wa mahadsanid tihiin
Mash Allah waxaan rabaa inaan barto farqurxin
Waxbadan ayaan ka faaidey buugaani
Kheyr badan alah idin siiyo dhamaan inta
Dadaal kusoo bixisey buugaan
Mahadsanid