JIILKII WALBAHAARKA PDF HORDHAC Buuggan wuxuu ka hadlaa sida uu Internet-ku u Beddelay Nolasha Carruurteena, saameynta Internet-ka iyo baraha bulshada ay ku leeyihiin carruurta iyo dhalinyarada, gaar ahaan dhinaca maskaxda, dhaqanka, waxbarashada iyo nolosha bulshada.Buuggan wuxuu diiradda saarayaa sida Internet-ka, taleefannada casriga ah iyo baraha bulshada ay u beddeleen nolosha carruurta iyo dhalinyarada maanta. Inkasta oo Internet-ku leeyahay faa'iidooyin badan sida waxbarashada, helitaanka xogta iyo xiriirka dadka, haddana isticmaalka xad-dhaafka ah wuxuu keeni karaa dhibaatooyin ay ka mid yihiin walbahaarka, hurdo la'aanta, mashquulka waxbarashada, kalinimada iyo ku-tiirsanaanta taleefanka. Buuggan oo dhameystiran:Waa: 58 PageLacagta: $1.5 BUY NOW|HADA IIBSO