BOGSIIYE PDF

HORDHAC

Dhallinyaro badan ayaa maanta la halgamaya daawashada muuqaallada xun iyo siigaysiga. Qaar waxay ku bilaabaan xiise iyo tijaabo, balse muddo kadib waxay isku arkaan caado ay adag tahay inay iska joojiyaan.
Buuggani wuxuu ujeeddadiisu tahay inuu akhristaha tuso dhibaatada caadooyinkaas, sababaha keena, saamaynta ay yeelan karaan iyo waddooyinka looga bixi karo.
Waxa kale oo uu ku dhiirrigelinayaa qofka inuu dib u helo kalsoonida naftiisa, xoojiyo xiriirka uu Alle la leeyahay, barto xakamaynta damaciisa, isla markaana dhisto nolol ku dhisan edeb, dadaal iyo himilo.
Xusuusnow: Qofka maanta la halgamaya caado xun ma aha qof laga quustay. Isbeddelku wuxuu ka bilaabmaa go'aan, dulqaad iyo dadaal joogto ah.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 135 Page
Lacagta: $2

Shopping Cart