WAXAAN BARTAY RABBIGAY PDF

HORDHAC

Buuggan waxaan ku soo bandhigayaa aayado iyo maawduucyo aan fahan qaldan ka haystay oo saamayn igu yeeshay, anigoo la wadaagaya dadka casharradii aan ka bartay iyo sida ay u beddeleen akhlaaqdayda, hab fikirkayga, cibaadadayda, iyo xiriirka Rabbigay aan la leeyahay.
Ujeeddadaydu waa in akhristuhu uu dareemo in Qur’aanku weli yahay mid nool, oo la hadlaya qalbiga qof kasta oo u furfurnaada eebe hadalkiisa.
Waxaan rajaynayaa in buuggan uu noqdo mid dhiirigaliya oo anfaca qof kasta oo doonaya inuu si hufan u fahmo Qur’aanka, uguna dhowaado Rabbigiis, xitaa haddii uu isagu dareemayo in uu yahay mid aqoontisu yar tahay.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 66 Page
Lacagta: $1.5

Shopping Cart