RAAD REEB (FREE) HORDHACA BUUGA Waa Buug ka hadlaya:- Qiimaha qofka iyo ujeeddada nolosha.- Awoodda fikirka iyo hagaajinta nafta.- Iimaanka, akhlaaqda iyo samirka.- Sida qofku u noqon karo mid bulshada wax ku biiriya.- Sida loo sameeyo raad wanaagsan oo sii jira. Buuggan oo dhameystiran:Waa: 56 PageSize: 1 MB SOO DEGSO