DIFAACA DIJITAALKA PDF HORDHAC Ethical Hacking iyo Cybersecurity labaduba waxay ku saabsan yihiin ilaalinta nidaamyada, websites-ka, apps-ka iyo xogta dadka.Ethical Hacking waa maxay?Ethical hacking waa in si sharci iyo oggolaansho leh loo tijaabiyo amniga system-ka, iyadoo la raadinayo meelaha uu hacker xun ka geli karo.Hacker xun wuxuu jabsadaa isagoo aan fasax haysan; ethical hacker wuxuu tijaabiyaa system-ka isagoo haysta oggolaansho.Cybersecurity waa maxay?Cybersecurity waa ilaalinta computer-rada, phones-ka, networks-ka, websites-ka iyo xogta si looga ilaaliyo:Hackers, Virus iyo malware, Xatooyada passwords-ka, Weerarrada internet-ka, i.w.m.Tusaale: Shirkad ayaa leh website; cybersecurity specialist-ku wuxuu hubiyaa in website-kaas aan si fudud loo jabsan karin. Buuggan oo dhameystiran:Waa: 390 PageLacagta: $5 BUY NOW|HADA IIBSO