KA GUULEYSO NAFTADA PDF

HORDHAC

Buuggan wuxuu diiradda saaraya fahamka maskaxda trader ka, maaraynta dareenka, iyo sida loo dhiso discipline iyo go’aan qaadasho sax ah si loo gaaro horumar joogto ah.
Trading Psychology waa habka ay maskaxda, dareenka, iyo caadooyinka trader ku u saameeyaan go'aannada uu ka qaadanayo suuqa. Ganacsigu kuma xirna oo keliya charts ama strategy; wuxuu si weyn ugu xiran yahay sida aad u maareyso cabsida, damaca, samirka, iyo kalsoonidaada. Trader awood u leh inuu xakameeyo dareenkiisa wuxuu leeyahay fursad wanaagsan oo uu ku gaaro guul joogto ah.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 45 Page
Lacagta: $1.5

Shopping Cart