CILMIGA NEERFAHA PDF

HORDHAC

Buuggan "Cilmiga Neerfaha" waxa uu kuu sahli doonaa fahamka sida maskaxdu u shaqeyso, sida cudurrada neerfaha u dhacaan, iyo sida loo daweeyo ama looga hortago. Waxaa si qoto dheer looga hadli doonaa cudurrada caanka ah sida Stroke, Epilepsy, Parkinson’s Disease, Alzheimer’s, iyo kuwo kale oo badan. Intaa waxaa dheer, buuggu waxa uu sharxayaa sida caafimaadka neerfaha loola tacaali karo adoo adeegsanaya daawooyin, qalliino, jimicsi, iyo nafaqo habboon.
Haddii aad tahay arday baranaya cilmiga caafimaadka, bukaan doonaya in uu fahmo cudurka saameeyay, ama qof xiiseynaya shaqada maskaxda iyo neerfaha, buuggan waa hage aad muhiim u ah.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 123 Page
Lacagta: $2

Shopping Cart