GARAB PDF

HORDHAC

Buuggan “GARAB” wuxuu ka hadlayaa ganacsiga Forex (suuqa lacagaha), gaar ahaan sida loo fahmo loona maareeyo ganacsiga maalinlaha ah.
Waxa uu diiradda saarayo:
– Istaraatiijiyadaha trading-ka – sida loo galo, loogana baxo suuqa
– Falanqaynta suuqa – fahamka isbeddelka qiimaha
– Maareynta khatarta (risk management) – sida looga fogaado khasaaro badan.
Buuggan wuxuu aad u anfacaa Traders ka doonaya iney helaan nidaam fudud oo ay raacaan.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 24 Page
Lacagta: $1.5

Shopping Cart