AARSIS PDF

HORDHAC

Buugga Sheeko-Faneedka Aarsis ee uu qoray Ahmed Aala Xamdan waa mid ka mid ah sheekooyinka ugu xiisaha badan ee mala-awaalka iyo argagaxa. Qisada waxay ku saabsan tahay shay qalaad oo lagu arkay cirka, taasoo ay si qarsoodi ah uga shaqeynayaan waaxaha cilmi-baarista ee dalka Sacuudi Carabiya. Koox loo diray si ay u sahamiyaan waxa cirka ka muuqda ayaa wajahaya dhacdooyin lama filaan ah iyo khataro aan caadi ahayn.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 288 Page
Lacagta: $2

Shopping Cart