XIRFADAHA QANCINTA PDF

HORDHAC

Maxaad ka taqaan xirfada qancinta dadka, markaan leeyahay qancinta dadka ma aha inaad qof walba qancinayso laakiin waa qancinta kuwa aad danta ka leedahay eed rabto inaad ka dhaadhiciso qorshahaaga iyo projectiga aad wado. hadaba buugani wuxuu anfacayaa qof walba oo raba inuu hormariyo noloshiisa iyo xirfadiisa iyo ganacsigiisaba.
Ugu horeynta aan qeexno waxay tahay persuasion:
persuasion waa ka dhaadhicinta ama ku qancinta qof shay ama fikrad isagoon ogayn oon ka war qabin, qancinta caadiga ah waa inaad qofka si caadi ah wax ugu sheegto tusaale ahaan saxiibkaa ayad rabta inuu meel kuu raaco kadibna waxad ku odhanaysaa ina keen halkaas ban tagaynaa.
Ugu dambeyn, Buuggan wuxuu ku bari doonaa farsomooyin iyo xirfado hadii ku dhaqanto kaa dhigi doona qofka ay dadku u adeegaan iyagoon ka war qabin inay ku adeegayaan. Waxa aan kusoo ururiyay fikrado badan oon isleeyahay waa kuwii ugu wax tarka badnaa marka ay timaado qancinta dadka.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 24 Pages
Nooca: PDF
Size: 2 MB
Lacagta: $1.5

1 thought on “XIRFADAHA QANCINTA PDF”

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *