WAXTARKA QUDAARTA PDF

WAXTARKA QUDAARTA

Qudaarta waxey Leedahay Nafaqo uuna Ka maarmeynin Jirka Bani Aadamka Taasoo qeyb ka ah Hanaanka Nololeed ee Bani'aadamka qeyb walba oo jirkeena ka mid ah Waxey u baahantahay Nooc dhireed Sida ay ugu kobacdo. Qudaarta Waxey Leedahay Vitamino, Macdano iyo Dheecaano Jirka waxtar u leh. Abuurista Allah (Subxaanahu watacaalaa) waa arin Xikmad badan ay Ku dheehantahay, Noocyada dhireed ee dhulka Eebe kasoo saarey waxaa la ogaadey Iney kala nuxur badan yihiin oo mid waliba Ay Waxtar u leedahay Qeebo kamid ah Jirka Aadanaha.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 104 Page
Nooca: PDF
Size: 2 MB

1 thought on “WAXTARKA QUDAARTA PDF”

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *