TARBIYAYNTA NAFTA PDF

Xogta Buuggan oo kooban

Magaca buugga: Tarbiyaynta Nafta
Qoraaga: Imaamu Ibnu Al-Jawsi
Turjumaha: Dr. Maxamed ibraahim siciid (Suldaan Garyare)
Bogga: 174 baal
Cutubyada: 30
Nooca: PDF
Cabirka: 30 MB
Lacagta: 2$
Ugu horayn Buuggu wuxuu si farshaxan ah oo qurux badan uga waramayaa HAB-DHAQANKA WANAAGSAN EE MASKAXDA DADKA. Maskaxda bini aadamku waa mid ka heer saraysa ta noolayaasha kale, taasina waa sababta bini aadamka looga dhigay mid uhogaansama ALLE iyo amaradiisa.

QAYBTA DAWAYNTA WAXYAABAHA DADKA DHIBA:
Waxaa kamida cuduradaas murugada, carada, welwelka, cabsida badan, hunguri waynaanta, shahawaadka, cunada xad dhaafka ah istutuska(riyaa) camalaa khayrka ah gala, islawaynida iyo kuwa kale oo badan.

QAYBTA DHAQAALAHA:
Wuxuu imaamku kaga waramay dhaqaalaha 3 cutub oo kala ah:
1. Isku dheelitirka Dakhliga iyo " Dakhliga soo gala qofka maskaxda badan waa mid ka badan baahidiisa amase waxa uu quuto, waana mid ukaydiya waxyaabaha dheeraadka ah ee uusan ubaahnayn maalinta ay lasoo gudboonato dhaqaale xumo ama baahi aan laga maarmin".
2. hanti dhawridda "hanti ku dheeliddu (ciyaariddu) waa mid ay hawadu amrayso ku dhaqaaqideeda, ALLE (swt) uu Quraankisa Kariimka ah ku yiri:

[Surat Al-Isra Aayada 26]: hantidiina ha ku bixinnina wax aan munaasib ahayn.

3. ka fogaanshaha bakhaylnimada: wuxuu cutubka si farshaxamaysan uga waramayaa waxa ay tahay bakhaylnimadu iyo waxyaabo aan ahayn ee dadka qaarkiis ku khaldaan. Ugu danbaynna wuxuu kawaramaya daawadeeda.
QAYBTA DAD LADHAQANKA:
Waxa uu qoraagu kaga waramayaa 4 cutub dad ladhaqanka wanaagsan.
Tarbiyaynta caruurta, ladhaqanka shaqaalaha, qoyska, marwooyinka iyo guud ahaan dadka...

Hadaba buuggan uu Ibnu Jawsi qorey, waxa uu ka waramayaa nafta iyo sida loogu tababaro wanaaga, loogana dheeraado xumaanta.

Si aad uga bogato cilmiga ku qoran iibso buugga oo PDF ah oo akhriso. Nolashaada waxbadan buu tari Insha allah ka faa'ideysi wacan.

2 thoughts on “TARBIYAYNTA NAFTA PDF”

  1. Buugan waa mid aad uqiimo badan inkastonan wada akhriyin wali lkn hadana qormooyin koobanoon ka helay waa buug kamida noqon kara hagaayasha nolosha Aadmaha

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *