Xikmado sarbeeb ah eray

XULKA XIKMADAHA PDF

HORDHAC Buugaan Waxa aad Ka Heli Doontaa Xikmado Qiimo Badan kuwaas ay kasoo burqadeen, Culimo, Feylasuufyo, Madax, Shaqsiyaad Dunida Magac Ku Reebay.Aan soo qaato 5 kamid ah xikmadaha buugan:1- Shaqsiga ugu Caqliga Badan Waa Kan La Xisaabtama Naftiisa iyo Ficiladiisa.2- Inta aadan Alle kabaryin waxa kaa maqan ku shukri waxaaad heysato.3- Waligaaga Ha Dhaawacin Qof […]

XULKA XIKMADAHA PDF Read More »

50 XIKMADAHA NOLOSHA PDF

HORDHAC Buuggan “50 Xikmadaha Nolosha” wuxuu kaa caawinaya inaad aragto xikmadda ku jirta safarka nolosha. Waxay yihiin aragtiyo ku saabsan sida aan u maareyn karno nolol maalmeedkeena, u fahmi karno qiimaha nafteena, uguna diyaar garoobi karno marxaladaha kala duwan ee nolosha.Xikmadaha ku jira buuggani waxay ka yimid waaya aragnimooyinka, xaaladaha iyo dhacdooyinka aan la kulanno

50 XIKMADAHA NOLOSHA PDF Read More »

XIKTAYSIGA XIKMADDA PDF

HORDHAC Buuggan waxaa lagu soo uruuriyay Kumanaan Xikmado oo Nolosha qeybaheeda kala duwan ka hadleysa sida: Dhiirigelin, Dagaal, Siyaasad, Jaceyl, Ganacsi, Waxbarasho i.w.m.Hadii aan soo qaato 20 Xikmadood oo kamida: 1- Naftaada haddii aanad runta ku mashquulin, beenta ayay kugu mashquulin.2. Ka bilow naftaada ka hor intaadan cid kale wax u sheegin.3. Cid naftayda ka

XIKTAYSIGA XIKMADDA PDF Read More »

Shopping Cart