100 DUCO (FREE)
100 DUCO (AF-CARABI) Kitaabkan wuxuu ku qoran yahay luqada Carabiga Waxaadna ka heleysaan 100 Duco oo Kitaabka Qur’aanka iyo Sunada Nabiga (S.C.W) kusoo Aroortay. Ducadu waa cibaado, waana laf dhabarta cibaadada, waana astaan muujinaysa in aad u baahan tahay mawlaha awoodda badan, ducada waa lagu baahi baxaa, Allena (Subxaanahu Watacaalaa) wuxu yidhi: “I barya waan […]