LOOLLAN XEELADAHA DAGAALKA PDF
HORDHACA BUUGA Dhiganahan “Loollan/ Xeeladaha dagaalka” waxaa qoray manmaal shiine ahaa oo la odhan jirey Sun Tzu (Soon Tisuu). Inkasta oo uu yahay buug waayo hore la allifay, haddana waa mid ka mid ah tiirarka ugu ad adag ee istiraatiijiyadda ciidanka looga shidaal qaato waayaheenan. Waxa uu Sun Tzu u dhashay askarina uu u ahaa […]
LOOLLAN XEELADAHA DAGAALKA PDF Read More »