Somali crypto

BARASHADA CRYPTO AF-SOMALI PDF

Sidee Cryptocurrency U Shaqeesaa? Cryptocurrency waa lacag dijitaal ah oo ku shaqeysa blockchain technology, iyadoo aan loo baahnayn hay’ad dhexe sida bangi ama dowlad si loo maamulo ama loo xakameeyo. Cryptocurrencies sida Bitcoin, Ethereum, iyo kuwo kale, waxay isticmaalaan habab casri ah oo loo yaqaan cryptography si loo xaqiijiyo transactions (macaamilo) iyo si loo sugo […]

BARASHADA CRYPTO AF-SOMALI PDF Read More »

LACAGAHA CRYPTOCURRENCY PDF

HORDHACA BUUGA Dunida cusub ee maanta lacagaheedu waxay isu sii beddeleyaan qaab cusub oo danab dhijitaal (digital) ah. Waxaa laga yaabaa in aad u baratay lacagaha shilin Soomaaliga, Euro, Dollar, ama kuwa kale ee aad isticmasho gacantana ku qaban karto ama arki karto, adigoo meel walba u qaadan kara ama siin kara qof walba oo

LACAGAHA CRYPTOCURRENCY PDF Read More »

Shopping Cart