Raaxada ninka iyo naagta isqaba pdf

QOLKA HURDADA PDF

HORDHAC Buuggan waa mid ka hadlaya arrimo gaar ah waxa uu ka hadlayaa mucaamalooyinka gaarka ah ama qarsoon ee dhex maraya lamaanaha laga bilaabo habeenka aqal galkooda iyo wixii ka danbeeya. Waxaa jira kutubo badan oo laga qoray baabkan guurka, waxaanad arkaysaa culima iyo dakaatiro fara badan oo wax ka qoray guurka iyo faa’iidooyinkiisa, taasina […]

QOLKA HURDADA PDF Read More »

KASBO NINKAAGA PDF

HORDHAC Buuggan Kasbo Ninkaaga macluumaadka ku jiraa waa mid gabadha muslimadda ah u noqon Kara meel ay u noqoto oo marka ay muddo joogtaba dib u akhrido si ay nolosheeda dib ugu cusboonnaysiiso. Buuggan Waxa uu kuu soo koobayaa qodobo muhiima oo gabadha ka caawinaya sidii ay nolosha guurkeeda ugu guulaysan lahayd, sidii ay ninkeeda

KASBO NINKAAGA PDF Read More »

RAAXADA GUURKA PDF

HORDHACA BUUGA QAAR KAMID AH TUSMADA BUUGA 1- FAA’IDOOYINKA GUURKA.2- CAQABADAHA GUURKA.3- GACAL DOORASHADA.4- ISKA EEG INANTA INTAADAN GUURSAN.5- RAG MAXAA LAGU RAACAA?6- AQAL GALKA.7- DAREENKA GABADHA HABEENKA AQAL GALKA.8- BEKRA- JEBINTA.9- XUUBKA BEKRADA.10- BISHA MALABKA.11- GALMADA.12- QAABABKA GALMADA.13- FAA’IDOOYIKA GALMADA.14- GALMADA UURKA DABADIIS.15- GALMADA DHALMADA DABADEED.16- DHIIGA NIFAASKA.17- WAAJIBAADKA NINKA.18- WAAJIBAADKA NAAGTA.19- DHAQAN MAAL-MEEDKA

RAAXADA GUURKA PDF Read More »

Shopping Cart