QULAASADA QISOOYINKA NABIYADA PDF
HORDHAC Buuggani wuxuu soo koobayaa qisooyinka nabiyada laga bilaabo Nabi Aadan oo ahaa kan ugu horreeyay ee la abuuray, ilaa Nabi Muxammad (N.N.K.H) oo ah kii ugu dambeeyay. Qisooyinka nabiyada waxay na siinayaan hanuun iyo tusaale ku saabsan sida loo noolaado nolol wanaagsan oo ku saleysan hanuunka Alle, iyagoo leh dulqaad iyo iimaan. Waxay kaloo […]
QULAASADA QISOOYINKA NABIYADA PDF Read More »