noocyada sirdoonka

SIRDOONKII NSS PDF

HORDHAC Sirdoonkii NSS waxaa laga soo gaabiyey (National Security Service), oo ahaa nabad sugidii iyo sirdoonkii Soomaaliya (intelligence agency of Somalia), xilligii dawladdii Maxamed Siyaad Barre. Xarunta Nss waxay ahayd Muqdisho intii u dhaxaysay 1970 ilaa 1990, Wixii ka dambeeyey dagaalkii ahliga ee Soomaaliya 1991 ayey hawl gab noqotay NSS. Waxaana sannadkii 2013 dib u […]

SIRDOONKII NSS PDF Read More »

SIRDOON PDF

HORDHACA BUUGA Buuggu waxa uu ka koobanyahay 6 Qaybood oo ballaadhan oo la xidhiidha basaasnimada, gaar ahaan qisooyinka haweenkii, hablihii, qalanjooyinkii iyo gabdhihii basaasiinta ahaa. Basaasintaasi waxa ay iskugu jiraan hablo taariikhdii hore ku jira, kuwa taariikhda casriga ah ku jira, hablo carab ah oo basaasiin ah, hablo sirdoonka Yuhuudda u shaqayn jiray oo basaasiin

SIRDOON PDF Read More »

FAHANKA ARIMAHA SIRDOONKA PDF

HORDHACA BUUGA Waa maxay Sirdoon? Sirdoonku waa eray loo adeegsado qeexida xog aruurinta nidaamsan oo ku saabsan helida sir dhaqaale iyo helista sir siyaasadeed. Sidoonku waa kan ogaada dagaalada ka dhex dhici kara dalka iyo dibada . Sirdoonku waa kan ilaaliyo xogta muhiimka ah ee dalka, Sirdoonku waa kan ka hortaga sirdoonada shisheeye ee raba

FAHANKA ARIMAHA SIRDOONKA PDF Read More »

Shopping Cart