DIBAD WAREEG PDF
HORDHAC Buugaan waa Xasuus Qor oo uu Qoraagu kusoo koobay gabayadiisa, Waxaadna ka heli gabayo ka kooban 56 gabay iyo 130 maanso.Gabay ku socota Sheekh Mustafe Xaaji IsmaaciilSoomaalidu intay laba is dilay; kala dillaalaysay,Duullaanka reernimo intay; hiil u diriraysay,Dulmigiyo xigtaysiga intay; hanad u dooxaysay,Noloshaa daciifka ah intay; dib ugu faanaysay,Waxaad tahay ilayskii dalkiyo; Daaci noo […]