Moalimuu FX book PDF

FOREX FOR BEGINNER SOMALI PDF

HORDHAC Buugani wuxuu ku bari doonaa sida suuqa forex u shaqeeyo isagoo kaaga bilaabayo Aasaaska forex ilaa Advanced, buugani wuu aqrisan karaa qofka Forex ku cusub si uu u fahmo forex waxa ay tahay, siduu u shaqeeyo iyo sida loogu shaqeysto, sidoo kale wuu aqrisan karaa qofka suuqan forex mudo badan ku jiray si uu […]

FOREX FOR BEGINNER SOMALI PDF Read More »

NAQSHADDAHA SUUQA CHART PATTERNS PDF

HORDHAC Buuggani waxa uu Ku barayaa Hababka Jaantusyadda Ee Suuqa Forex Sameeyo. Naqshaddaha waa Caawiyaal Kuu Sahlaya Inaad Faham Balaaran Ka Hesho Suuqani Iyo Guul-Dhaqaale Aad Kaga Samayso.Naqshaddaha (Chart Patterns) Waa Kuwa Kala Duwan Iyo Kuwa Isku Jaanna, Waxa Uu Buuggani Yar kaa Caawin Doonnaa Inaad Si Fudud Aad Ku Fahanto Guud Ahaan Nashqadaha Suuqu

NAQSHADDAHA SUUQA CHART PATTERNS PDF Read More »

FOREX ZERO TO HERO AF-SOMALI PDF

HORDHAC Maadaama barashada Forex ay u baahan tahay itus oo itaabsii (practical), Buuggan waxa uu aad xooga u saaraa Practical ka oo waxaa ku badan sawirrada meelaha markaas laga hadlayo. Si kooban forex waa suuq sarrif online ah kaas oo kuu ogolaanaya inaad lacag ku bedeshid lacag kale adiga oo adeegsanaya aaladdaada yar ee Mobile-ka

FOREX ZERO TO HERO AF-SOMALI PDF Read More »

Shopping Cart