MASHRUUCII LA DAGAALANKA NUURKA PDF

HORDHACA BUUGA Buugaan waa buug koobsanaya gabood falada iyo xero ka waydaarinta dadka muslimiinta iyo dadka somalidaba lala damacsan yahay ee ay ku hawlan yihiin reer galbeedku. Sheekada buuggan ku qoran ma aha mid ka hadlaysa naftayda iyo qof kale toonna, waase humaagyo rumaad ku tusaya dunida qarsoon ee aad ku dhex nooshahay. Jilaha buuggu […]

MASHRUUCII LA DAGAALANKA NUURKA PDF Read More »