JACEYL AAN DHAMAAD LAHEYN PDF
HORDHACA BUUGA Guurka waxaa loogu talagalay, in lagu muujiyo Jacaylka aan shuruudda iyo danaha goonida ah aan laheyn. Waa jacayl markasta kordha mana lahan meel uu ku dhamaado. Marka lamaanaha ay isku guursadaan, iyaga oo isku qanacsan, waa farxadda ugu awoodda badan ee la dareemo, Guurkuna waa guusha jacaylka, waa bilowga qoyska, waana xarig guntin […]
JACEYL AAN DHAMAAD LAHEYN PDF Read More »