jaceyl

MAGAALADA JACAYLKA PDF

HORDHAC Buugan Magaalada Jacaylka waa sheeko jacayl dhex martay labo qof oo si xad dhaaf ah isku jeclaa laakiin si kedis ah qilaaf dhexdooda ka dhex-dhacay awgii xiriirkooda u burburay. Runtii waa Sheeko Jacayl aadan aqrintiisa ka caajiseen. Buuggan oo dhameystiran:Waa: 174 PageLacagta: $3 BUY NOW|HADA IIBSO

MAGAALADA JACAYLKA PDF Read More »

U QOR IYADA PDF

HORDHAC Markii ugu horreysay ee aan arkay iyada waxaan dareemay dareen aad ula yaab badan, waxaan dareemay sida inaan ahay malaa’ig muuq banii aadam leh. Markii aan arkay wax walba waxa ay igu noqdeen layaab, xamaasaddayduna waxa ay noqotay mid dagdag ah, ma garanaayo waxa igu dhacay, waxaan dareema sida in aan ku dhex jiro

U QOR IYADA PDF Read More »

BARASHADA GUURKA PDF

HORDHACA BUUGA Guurku diinta waa u gargaar, shaydaanka waa u gablan iyo hoog, waana gaashaan adag oo cadowga Eebbe laga galo, waxaana ku badata ummadda Islaamka si ay ula tartanto ummadaha kale. Eebbe waxa uu Aayaddiisa Qur’aanka ah ku leeyahay: (U guuriya xaaslaawayaasha idinka midka ah iyo addoomadiinna kuwooda wanwanaagsan “rag iyo dumarba”. Hadday sabool

BARASHADA GUURKA PDF Read More »

WEHEL JACEYL (FREE)

Qisada Jaceyl ee Axmed iyo Deeqo. Wiil yo gabadh wax wada barta, duruustana meel ka wada daalacda, ayaa isla bilaabay jacayl biyo-kama- dhibcaan ah. Waxa uu degay beerka, wadnaha iyo meel kasta oo loo nisbeeyo in uu jacaylku masallaha dhigto. Inta uu ku dhex bulaalay ayaa uu ku laba qarxay. Dareen kalgacal xambaarsan ayaa ay

WEHEL JACEYL (FREE) Read More »

999 XIKMADOOD PDF

20 Xikmadood oo aan idin Soo xulay. 1. Naftaadu waa markabkaaga, oo hadii aad adigu fuushana waad badbaadaysaa, Laakiin hadii ay iyadu ku fuushane waad halaagsameysaa.2. Dadku waa ay isbedel badan yihiin ee qiimahaaga haka dhex raadin wejiyada dadka.3. Waxaan soo guuldareystay marar badan taasina waa sawabta aan u guuleystay. 4. Hadii aanad qorsheysan nolosha

999 XIKMADOOD PDF Read More »

JACEYL AAN DHAMAAD LAHEYN PDF

HORDHACA BUUGA Guurka waxaa loogu talagalay, in lagu muujiyo Jacaylka aan shuruudda iyo danaha goonida ah aan laheyn. Waa jacayl markasta kordha mana lahan meel uu ku dhamaado. Marka lamaanaha ay isku guursadaan, iyaga oo isku qanacsan, waa farxadda ugu awoodda badan ee la dareemo, Guurkuna waa guusha jacaylka, waa bilowga qoyska, waana xarig guntin

JACEYL AAN DHAMAAD LAHEYN PDF Read More »

GARAADSO INTAADAN GUURSAN PDF

HORDHACA BUUGA Sannadkii 2011- kii oo haatan 11 sano laga joogo ayaan qoray maqaal aan cinwaan uga dhigay “Garaadso Intaadan Guursan”. Wuxu ahaa labo qaybood aan mid hablaha ku la hadlayay qaybta kalana innamada ku hoga-tusaalaynayay. Waxaa maqaalkaa iiga soo laabtay falcelinno aad u tiro badan, kuwaasoo ay dadka qaarkood iiga codsanayeen in aan maqaalkaa

GARAADSO INTAADAN GUURSAN PDF Read More »

XULASHADA GUURKA PDF

HORDHACA BUUGA Buugga Xulashada Guurka muhiimadda ugu weyn ee laga leeyahay waa in dhallinta guurdoonka ahi ay helaan meel ka kaalmeysa hanuunka & hogaansanka laxiriira gaarista nolosha wanaagsan ee guurkooda mustaqbalka & hagaajinta hankooda Insha Allaah. Sabababaha keenay in buuggaan Guryosamo diyaariso waa dhibaatooyinka dhallinta guurdoonka ah ka haysata ku hagidda helitaanka qof qiimo badan

XULASHADA GUURKA PDF Read More »

Shopping Cart