AFTAHAN PDF

HORDHAC Buuggan Aftahan wuxuu ka hadlayaa habka gole ka hadalka ama fagaare ka hadalka habboon. Barashada xirfadda fagaare ka hadalku, waxay muhiim u tahay nolosha casriga. Si qofku ula jaanqaado noloshan cusub ee ku dhisan xidhiidhyada iyo falgallada bulshada, waxaa muhiim ah inuu yaqaano xirfadaha, qancinta iyo maaraynta cabsida golayaasha. Sidoo kale waxaa qasab ah […]

AFTAHAN PDF Read More »