Erayo naxariis badan oo jacayl

70 XEER ULA DHAQAN PDF

HORDHAC Buuggan 70 xeer ula dhaqan Gabadha wuxuu kuu noqonayaa hagaha ugu habboon ee aad ku baran karto sida loo dhiso xiriir caafimaad leh, ixtiraam leh, iyo kalsooni ku dhisan. Qofka barta xeerarkan wuxuu awoodi doonaa inuu yeesho xiriir guuleysta, isagoo ka fogaanaya qaladaad caadi ah oo inta badan dhaca. Waxa uu buuggu ka kooban […]

70 XEER ULA DHAQAN PDF Read More »

SHINBIRIHII RIYADA PDF

HORDHAC Buuggan Shinbirihii Riyada waa sheeko-faneed mala-awaal ah, waxaana uu si qoto dheer u taabanayaa jacayl ruuxi ah oo dhex mara laba qof oo isku helay riyooyinka. Lamaanaha sheekadu waxa ay isku bartaan riyooyinka, iyaga oo habeen walba si qarsoodi ah isugu yimaada, haasaawa dheerna dhex mara. Jacaylka uu buuggani xambaarsan yahay wuxuu salka ku

SHINBIRIHII RIYADA PDF Read More »

WAXAAD TAHAY ADDUUNKEYGA PDF

HORDHAC Buugga Waxaad tahay Adduunkeyga waa qeybtii labaad ee buuga Magaalada jacaylka, Buuggan wuxuu ku saab-san yahay is-weydaarsi farriimo qoraal ah oo u dhexeeya qoraaga iyo gabadhii uu jeclaa. Qoraagu wuxuu helayaa waraaqo ama qoraallo ay u dirtay gabadhii uu jeclaa, waxaana qoraalladaas ku qoran xasuuso, dareen ah, Gabadha waxay uga warramaysaa sidii ay u

WAXAAD TAHAY ADDUUNKEYGA PDF Read More »

MAGAALADA JACAYLKA PDF

HORDHAC Buugan Magaalada Jacaylka waa sheeko jacayl dhex martay labo qof oo si xad dhaaf ah isku jeclaa laakiin si kedis ah qilaaf dhexdooda ka dhex-dhacay awgii xiriirkooda u burburay. Runtii waa Sheeko Jacayl aadan aqrintiisa ka caajiseen. Buuggan oo dhameystiran:Waa: 174 PageLacagta: $2 BUY NOW|HADA IIBSO QEYBTIISA 2AAD

MAGAALADA JACAYLKA PDF Read More »

U QOR IYADA PDF

HORDHAC Buuggan wuxuu akhristaha barayaa in jacaylka dhabta ahi uusan ahayn oo keliya dareen, balse uu yahay eray, qaddarin iyo qoraal qalbi ka yimid. Waxaa loogu talagalay qof kasta oo jacayl dareemay ama doonaya inuu si qurux badan u gudbiyo. sidoo kale buuggu wuxuu xooga saarayaa qiimaha iyo karaamada haweeneyda, iyo sida eray qurux badan

U QOR IYADA PDF Read More »

Shopping Cart