FAHAMKA NAFTEENU WAA FURAHA NOLOSHEENA PDF
HORDHAC Buuggan wuxuu dadka barayaa nafsadda aadanaha sida ay u shaqayso, iyo sida ay u sahlantahay in wax lagu shubo, waxna laga shubo. Wax badan oo dhib inagu haya, waxay xiriir la leeyihiin xaaladda nafsadeed ee aan markaas ku sugan nahay. Laga bilaabo dagaallan iyo naf la dilo, ilaa bakhaylnimo iyo waajibaad la dayaco, waxay […]
FAHAMKA NAFTEENU WAA FURAHA NOLOSHEENA PDF Read More »