buugaag diini ah

GEESIYAAL TAARIIKHDA GALAY PDF

HORDHAC Taariikhda waa muraayadda wixii tagay, Ummadd aan taariikhdeeda war u heynina mustaqbalka waxba kama qaban karto, Taariikhda aynu ka hadleyno ugama hadleyno kaliya inaan waqtiga isku dhaafinno ama aan carruurteenna ku seexinno ee waxaa la inooga baahan yahay in aynu ku beddalno waaqica aynu ku nool nahay, Ummad walba waxa ay leedahay Taariikh hore […]

GEESIYAAL TAARIIKHDA GALAY PDF Read More »

30 DHACDO IYO SADDEX CASHAR PDF

HORDHACA BUUGGA Dhiganahan aan ugu magac daray (30 DHACDO IYO 3 CASHAR), waa dhigane sida korkiisa ku qoran ka hadlaya 30 dhacdo, oo ka mid ah qisooyinka noloshii Rasuulka iyo saxaabadiisi qaar ka mid ah, laga soo bilaabo dhalashadiisi, heer laga gaadhayo dhimashadiisi, innaga oo u qornay hab isku xig-xiga, oo aan ka boodin heer

30 DHACDO IYO SADDEX CASHAR PDF Read More »

50 XADIIS PDF (FREE)

50 XADIIS AF-SOOMAALI Waxaynu ogsoon nahay in labada asal ee loo noqdo si loo fahmo diinta Islaamka, saldhiggana u ah nolosha qofka muslimka ahi inay yihiin Qur’aanka kariimka iyo sunnada dahiran ee nebiga (scw). Midka hore ee ah (Qur’aanka) waa hadalkii Allah (swt); midka labaadna oo ah sunnada ama xadiiska nebiga hadba kan loo yaqaan

50 XADIIS PDF (FREE) Read More »

MARIN HABOWGA SHIICADA (FREE)

Hordhaca buuga Maxaa shiicada laga doonayaa oo loo hadal hayaa waayadan? Muxuuse Calankeedu maanta u babanayaa oo ay ugu muuqataa fagaarayaashaSiyaasaded, Ciidameed, diineed, iyo warbaahineed?Halkey u socotaa oo ay hayaan u tahay?Maxay ugu dhex muuqataa diin ahaan iyo siyaasad ahaanba Wadamo badan oo aan lagu ogeyn? Weydiimahaas iyo kuwa kaleba waxaad moodaa in bushaweynta Muslimiinta

MARIN HABOWGA SHIICADA (FREE) Read More »

Shopping Cart