buuga sirdoonka

SIRDOONKII NSS PDF

HORDHAC Sirdoonkii NSS waxaa laga soo gaabiyey (National Security Service), oo ahaa nabad sugidii iyo sirdoonkii Soomaaliya (intelligence agency of Somalia), xilligii dawladdii Maxamed Siyaad Barre. Xarunta Nss waxay ahayd Muqdisho intii u dhaxaysay 1970 ilaa 1990, Wixii ka dambeeyey dagaalkii ahliga ee Soomaaliya 1991 ayey hawl gab noqotay NSS. Waxaana sannadkii 2013 dib u […]

SIRDOONKII NSS PDF Read More »

SIRDOON PDF

HORDHACA BUUGA Buuggu waxa uu ka koobanyahay 6 Qaybood oo ballaadhan oo la xidhiidha basaasnimada, gaar ahaan qisooyinka haweenkii, hablihii, qalanjooyinkii iyo gabdhihii basaasiinta ahaa. Basaasintaasi waxa ay iskugu jiraan hablo taariikhdii hore ku jira, kuwa taariikhda casriga ah ku jira, hablo carab ah oo basaasiin ah, hablo sirdoonka Yuhuudda u shaqayn jiray oo basaasiin

SIRDOON PDF Read More »

SIRDOONKA ISRAA’IIL PDF

HORDHACA BUUGA Sannadihii u danbeeyay bulshada sirdoonka Israa’iil waxey soo dhex jibaaxday isbeddello waaweyn, kuwaas oo beegsanayay la jaanqaadka hay’adaha sirdoonka caalamiga ah, iyo la qabsiga dunidaan dhijitaalka ah, iyo weliba hawlgelinta tiknoolojiyadda si loo dar-dargeliyo waxqabadyada sirdoonka. Daraasaddani waxey kaga duwan tahay qayrkeed, waa mid soo bandhigaysa wax ka turjumaya isbeddelladaas, kuwaas oo ku

SIRDOONKA ISRAA’IIL PDF Read More »

LOOLLAN XEELADAHA DAGAALKA PDF

HORDHACA BUUGA Dhiganahan “Loollan/ Xeeladaha dagaalka” waxaa qoray manmaal shiine ahaa oo la odhan jirey Sun Tzu (Soon Tisuu). Inkasta oo uu yahay buug waayo hore la allifay, haddana waa mid ka mid ah tiirarka ugu ad adag ee istiraatiijiyadda ciidanka looga shidaal qaato waayaheenan. Waxa uu Sun Tzu u dhashay askarina uu u ahaa

LOOLLAN XEELADAHA DAGAALKA PDF Read More »

Shopping Cart