Barashada siyaasada

WAA MAXAY SIYAASADA AFRIKA PDF

HORDHAC Buugani waxa uu ujeedadiisu tahay in uu sahmiyo siyaasadda Afrika isagoo eegaya dhinacyada taariikhiga ah, jilayaasha siyaasadda, iyo caqabadaha soo wajaha. Waxaan sidoo kale ka hadli doonaa doorka ay ka ciyaaraan quwadaha caalamiga ah ee qaabeynta siyaasadda Afrika. Labada dal waxay haystaan fursado waaweyn oo ay ku kobcin karaan iskaashiga, gaar ahaan marka la […]

WAA MAXAY SIYAASADA AFRIKA PDF Read More »

WAXA UU DOONAYO ADEER SAAM PDF

HORDHAC Buuggani waxa uu gorfaynayaa siyaasadda arrimaha dibadda ee Maraykanka, waxa uuna soo qaadanayaa dhacdooyinkii iyo dagaalladii dhacay dagaalkii labaad ka dib ilaa iyo 1992. Waxa uu akhristaha hordhigayaa ujeeddooyinkii dagaalladaas ka dambeeyay, waxa uuna barayaa sida siyaasadda arrimaha dibadda ee Maraykanku ay u shaqayso.Soojeedinta iyo gorfaynta Jomaski ma aha mid mala’awaal ah ama baasaysi

WAXA UU DOONAYO ADEER SAAM PDF Read More »

Shopping Cart