TAARIIKHDA TATAARKA PDF

HORDHAC

Buuggani Wuxuu ka warami doonaa Qisooyinkii dunida ka dhacay kii ugu cajabta badnaa uguna saameynta badnaa waana Taariiqda Tataarka. Buuggani waxuu ka hadli doonaa niman Tataar la yiraahdo oo dunidu weeraray, mudo aad u yar ayay waxay ku qabsadeen bariga dhunidoo dhan. Dadka tataarka ayaa waxa ay ku noolaayen bariga Mangolia iyo Galbeedka Manchuria halkaas oo ay si balaadhan ugu fideen kana guursadeen dadkii ay dariska ahaayeen. Tataarku wax awood siyaasadeed ah ma laheen ilaa markii uu soo baxay hogaamiyahoodii taariikhiga ahaa Jingis khan (1167 - 1227 BC), wuxuuna soo hooyay isaga iyo xulufadiisu guulo lama ilaawaan ah wuxuna dhisay boqortooyo balaadhan oo caasimadeedu tahay Qaraqurum markii dambena Bikiin. Waxbadan maysii jirin markii ay dawladi qaybsadeen caruurtiisii iyo kuwii uu awoowga u ahaa dowladii, caruurta uu awoowga u yahay waxa ugu caansan Hulako oo ahaa ninkii dumiyay dowladii cusmaaniyiinta ee caasimadoodu ahayd baghdad (1258) ciidamadiisu waxay qabsadeen dhamaan ardul shaam ilaa markii dambe lagaga adkaaday dagaalkii Caynul jaaluut ee ay la galeen dowladii masar uuna hogaaminayay "Sayfu-diin Quds".

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 326 Page
Nooca: PDF
Size: 4 MB

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *