TAARIIKHDA MADOW EE REER GALBEEDKA PDF

HORDHAC

Buuggan wuxuu si faah-faahsan u qeexaya dulmiga iyo taariikhda wada dhiiga ah ee reer galbeedka. Waxa uuna diirada saarayaa dhowr mowduuc oo isku sadkan si uu u muujiyo dulmiga iyo shirqoolada ay maleegayaan reer galbeedku. Marka israa'iil ay duqeeyaan guri dabaq ah oo sababay dhimashada iyo dhaawaca tobanaan muwaadiniin ah oo aan waxba galabsan oo ku nool Qassa, reer galbeedka way ku taageeraan Sahyuuniyada ficilkooda iyaga oo ku marmarsiyoonaya is difaacid. Hadana Iyadoo falastiiniyiintu ay iska caabinayaan gumeysiga Sahyuuniyada ayaa hadana reer galbeedka waxay Falastiiniyiinta ku tilmaamayaan argagixiso, Halka Yukreen ay leeyihiin waxay u baahan tahay is difaacid.

Ma jiro qof dunidan ku nool oo aan ogayn in dawladaha reer galbeedku u adeeg sadaan arrimaha xuquuqul insaanka inaysan difaacin xuquuqahaas gaarka ah, balse ay kaliya u adeegsadaan danahooda maxay tahay sababta ay ugu aamusan yihiin dhibaatada lagu hayo Muslimiinta India, Myanmar iyo Turkmenistan? aaway xuquuqul insaanka falastiiniyiinta gardarada maalinlaha ah lagu hayo, dhulkooda lagu xad-gudbayo, ee ay qawlaysatada Sahyuuniyadda ay la wareegaan aaway xuquuqdii insaanku, dal uu ka dhacay afgambi dhiig badan ku daatay, oo dunidu ay markhaati ka tahay, oo kumanaan lagu dilay, tobanaan kun lagu xiray, dad aan waxba galabsan la jir dilay, lana dilay iyada oo aan la xisaabtan iyo ciqaab ka helin beesha caalamka?

Buuggan Mowduucyada uu ka hadli doono qaar kamid ah:

1- Munaafaqnimada reer galbeedka.
2- Dagaalkii Ruushka iyo Yukrayn.
3- Doorashada Turkiga iyo warbaahinta Galbeedka.
4- Filimaan, kartoono iyo Ciyaaro lagu xumeyay Diinta Islaamka iyo Muslimiinta.
5- Dowlada maraykanka iyo Xasuuqayadii ay caalamka ka Gaysteen.
6- Xasuuqyadii dowlada ruushka ay U gaysteen muslimiinta.
7- Taariikhda madow ee Gumaystihi Faransiiska.
8- Dilka saynisyahanada iyo Culimada, wax soo saara iyo Mufakiriinta.
9- Dagaalka suudaan iyo dhul Balaarsiga Ruushka iyo Galbeedka.
10- Booliska mareykanka iyo Dambiyada arxan darada ah ay u Geysteen Dadka Madowga ah.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 113 Pages
Nooca: PDF
Size: 2 MB
Lacagta: $2

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *