TAARIIKH NOLOLEEDKII SYL (FREE) HORDHAC Ururka SYL waxaa la aasaasay 15 May 1943 waxaana lagu aasaasay magaalada Mogadishu gaar ahaan guri ku yaaley wadada via rooma, waxaana aasaasay 13 dhalinyaro ah, inta badan Da’da dhalinyaradii aasaastey xisbiga SYL waxay u dhexeysay 15 ilaa 21 sano, SYL wuxuu ahaa xisbi siyaasadeedkii ugu horeeyey soomaaliya markii hore waxaa loogu magac darey naadiga dhalinyarada soomaaliyeed (SYC) si gumeystaha loo qaldo maadaama gumeystuhu aanu ogoleyn xisbi siyaasadeed in dalka laga dhiso balse sanadkii 1947 ayaa loo badaley SYL (somali youth league), Xilligii la aasaasayey SYL dalka wuxuu ku jirey gumeysi. Buuggan oo dhameystiran:Waa: 60 PageSize: 10 MB AKHRISO SOO DEGSO