SOCDAALKEYGII MASONIC PDF

HORDHAC

Buug yarahaani waa sheeko faneed si dhab ah u dhacday. Waa sheeko faneed tabineysa Shakhsi dhalinyaro ah oo soomaaliyeed oo qaaday dhabada halaaga iyo gudcurka. Waa Sheeko-faneed aadan akhriskeeda ka daali Doonin. Buuggan Wuxuu ka hadlayaa ururka ugu saamaynta badan ururada hadafka qarsoon ee dunida ka jira waa ururka looyaqaan ‘Illuminati’. Ururka “Iluminati” wuxuu udhisan yahay sida ururada kale ee dunida kajira, Waxay leeyihiin xafiisyo iyo astaamo ugaar ah sida fargal astaantodu ku xardhantahay oo ay sitaan iskuna gartaan. hadii ayno soo koobno nimanka la magacbaxay ‘Iluminati’ himilada ay leeyihiin ma aha mid qof caadiyi fahmi karo waxaynu odhan karnaa waxay la shaqaystaan dunida bini'aadamka ka qarsoon waxayna la macaamilan jinnka. Waa niman jecel inay dunida maamulaan oo kumaa mulaan afkaartoda ugaarka ah. Awooda waxay saaran inay dhalinyarada jaamacada kujira inay ururka kusoo biiran kamid intabadan markaad kamid noqto hedyad yar baa lasocota oo ay kusoo jiidanayaan dhalinyarada xataa inay shaqo kusiiyan oo darajooyin aanad aqoon iyo karti ku qaadhin si fudud laguu dalacsiiyo. Meelaha afkaartooda sida weyn uqaybiya waxaa kamid ah Hollywood iyo music Industry.

Waxay aminsanyihiin in dunida meel kaliya laga xukumo oo nadaam isku mid ah lagu wadashaqeeyo, waxay aminsan yihiin kitaabka “Lucifer” waxayna ka shaqeeyan sidii loohelilaha nadaam iyo xukun meel uwadajeeda, New World Order. Astaanta Iluminaatiga waa il, ishana waxay ka keenen ilaahi Horus ( Aboodi) oo fircooniyiinti hore kala tageen geeska afrika siiba dhulka soomalida. Talada maysooniyadu waxay taalay London xisaabadkuna ka socdeen. Waxaa laysula wareegay magaalada New York taas oo talis u noqotay maysooniyada intii danbe, iminka waxay wadaan oo ay isugu biyo shubatay in laysla tago magaalada barakaysnay ee Jerusaleem(falasdiin). Maysooniyada waxaa ka go’an in diimaha gaar ahaan Islaamka meesha lagasaaro oo diin uu Dajjaal calanside u yahay oo midaysa dhamaan diimaha soo jireenka ah lagaga dhawaaqo beledka Al-Aqsa.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 87 Pages
Nooca: PDF
Size: 1 MB
Lacagta: $1.5

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *