SIRDOONKII NSS PDF

HORDHAC

Sirdoonkii NSS waxaa laga soo gaabiyey (National Security Service), oo ahaa nabad sugidii iyo sirdoonkii Soomaaliya (intelligence agency of Somalia), xilligii dawladdii Maxamed Siyaad Barre. Xarunta Nss waxay ahayd Muqdisho intii u dhaxaysay 1970 ilaa 1990, Wixii ka dambeeyey dagaalkii ahliga ee Soomaaliya 1991 ayey hawl gab noqotay NSS. Waxaana sannadkii 2013 dib u soo cusboonaysiiyey dawladda Federaalka ee Soomaaliya, magaciina u bedeshey NISA oo laga soo gaabiyey (National Intelligence and Security Agency).

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 55 Page
Lacagta: $1.5

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Cart