SIDA LOO HORUMARIYO NAFTA PDF

HORDHAC

Buuggan wuxuu diiradda saarayaa horumarinta shaqsiyadeed iyo awoodda maareynta nafta si loo gaaro guul iyo qanacsanaan nolosha. Waxay soo bandhigaysaa sheekooyin dhiirrigelin leh oo laga soo qaatay rag taariikhda galay sida Muhammad Ali, Michael Jordan, iyo Winston Churchill. Sheekooyinkan waxay muujinayaan sida adkeysiga, shaqada adag, iyo go'aanku ay muhiim ugu yihiin ka gudubka caqabadaha iyo gaadhida guusha. Buuggan wuxuu ku saabsan yahay safarka horumarinta nafta, isagoo bixinaya hagitaan iyo talooyin ku saabsan sida loo gaari karo yoolalka shakhsiyeed iyo horumarka joogtada ah. Waa hage loogu talagalay qof kasta oo doonaya inuu si wanaagsan u barto naftiisa. Ujeedada buuggan ayaa ah in uu noqdo hagahaaga ku saabsan horumarinta nafta.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 42 Page
Lacagta: $1.5

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Cart