SHINNIDA HA DILIN PDF

HORDHAC

Wakhtigu waa noloshaada, noloshaada waxaa micno u sameeya qurxiya ama foolxumeeya waa sidaad u isticmaasho wakhtiga. Wakhtiga ood si fiican u isticmaasho waxay kugu hagi kartaa waxyaabo badan oo ay guushu kamid tahay, dadku isku darajo maaha waa la kala darajo sarreeyaa dhanka isticmaalka wakhtiga, dadka guulaha gaadha waa dad inta badan wakhtigu ahmiyad ballaadhan ugu fadhiyo.
Buugan waxuu ku barayaa 20 Shay oo waqtigeena dilaya iyo sidii aan iskaga ilaalin lahayn.
Buugan waa buuga ugu fiican ee aad ka baranaysid sida waqtiga looga faa'ideysto ama waqtiga loo maamulo.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 81 Page
Lacagta: $2

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Cart