SALAADA SIDEE LOOGU KHASHUUCAA (FREE) HORDHACA BUUGA Sababta keentay qorista buuggan: Buuggan waxaa igu qasbay in aan qoro dhalinyaro badan oo oo isugu jiro ragg iyo dumarba oo aan aqoonin khashuuca salaada iyo waxa uu yahayba, iyo kuwo qaarkood oo si qaldan ufahansan khashuuca salaada. Sida aynu wada ognahay soomaaliya 100% waa dad muslimiin sunni ah. Ayadoo ay raxmadaas alle nasiiyay ay jirto hadane qaladaad badan ayaa dadka qaar kujira cibaadada ay sameynayaan. kuwaas oo ah qaarkood kuwo dembi ah, halka kuwo kale qaarkood bidco yihiin( wax aan diinta kamid aheyn laakiin dadka ayay laqurxanaataa oo kolkaa ka diin dhigta). Hadane markasta alle fadligiisa ayaynu rajeyneynaa. Buugga oo dhameystiran:Waa: 76 PageSize: 300 KB SOO DEGSO