RAADKII RASUULKA PDF

HORDHAC

Buugan wuxuu ka hadli doonaa dhaqankii wanagsanaa ee Rasuulkeena Muxamad {scw} uu kula dhaqmi jiray xaasaskiisa iyo sidii uu ula noolaa dumarkiisa, iyada oo ay jirto baahi badan oo maanta aan uqabno inaan waxbadan ka ogaano, noloshii Rasuulka {scw} ee gurigiisa.

Qodobada uu Buugan ka hadli doono waxaa kamid ah:

1- Sidee ayey ahayad noloshii Nabiga {scw} ee gurigiisa?
2- Marka xaasaska Nabigu {scw} ay masayraan sidee ayuu ula dhaqmi jiray?
3- Kaftankii iyo sheekadii uu Rasuulku {scw} xaasaskiisa ku maaweelin jiray.
4- Cadaaladii uu u samayn jirey xaasaskiisa Rasuulku {scw}
5- Dardaarankii uu u dardaarmay dumarka iyo in wanaag loo sameeyo.

Buugan oo dhameystiran:
Waa: 56 Page
Lacagta: $1.5

Shopping Cart