QISOOYINKA NABIYADA PDF

HORDHACA BUUGA

Buug-yarahan kusoo koobay qisooyinka qaar kamid ah ambiyadii iyo rusushii loo soo diray insaanka si ay ugu iftiimiyaan nolosha.
Waxa aan isku dayay in aan qisooyinkan u soo gudbiyo qaab fudud oo kooban.

Ahmiyad weyn ayay noo leedahay in aynu wax ka baranno qisooyinka nabiyada innaga oo raacayna dariiqii ay mareen ee ah dariiqa toosan.
Allaah Subxaanahu watacaalaa oo inoo sheegaya ahmiyadda qisooyinka waxa uu yiri:

Qisooyinkooda waxaa ugu sugan waano iyo wax ku qaadasho kuwa caqliga u saaxiibka ah. Waxaan rajaynayaa in ummada soomaaliyeed ay ka faa'iidaan qisooyinka.

Qisadii Nabi Aadam
Qisadii Nabi Nuux
Qisadii Nabi Idriis
Qisadii Nabi Huud
Qisadii Nabi Saalax
Qisadii Nabi Ibraahim& ismaaciil
Qisadii Nabi Luud
Qisadii Nabi isxaaq& Yacquub
Qisadii Nabi Yuusuf
Qisadii Nabi Shucayb
Qisadii Nabi Ayuub
Qisadii Nabi Yuunus
Qisadii Nabi Muuse & Haaruun
Qisadii Nabi Daawuud
Qisadii Nabi Suleymaan
Qisadii Nabi ilyas
Qisadii Nabi Sakariye& Yaxya
Qisadii Nabi Ciise

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 80 Page

1 thought on “QISOOYINKA NABIYADA PDF”

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *