YAA QAATAY BURCADKEYGII PDF

$2.00

Yaa Qaatay Burcadkaygii? waa sheeko ku saabsan isbaddal ka dhacay Xero luuq-luuq leh gudaheed waxaa jiray afar noole oo laysu madaddaalinayo laguna raadinayo “Burcad”. burcadka waxaa lagu matalayaa wixii aan rabno in aan haysanno nolosheenna haddii ay ahaan lahayd shaqo, xidhiidh, lacag, guri wayn, xorriyad, caafimaad, magac,i.w.m.

87 Pages
1 MB

After Payment you can Download this pdf File.