U QOR IYADA PDF

$1.50

Markii ugu horreysay ee aan arkay iyada waxaan dareemay dareen aad ula yaab badan, waxaan dareemay sida inaan ahay malaa’ig muuq banii aadam leh. Markii aan arkay wax walba waxa ay igu noqdeen layaab, xamaasaddayduna waxa ay noqotay mid dagdag ah, ma garanaayo waxa igu dhacay, waxaan dareema sida in aan ku dhex jiro godka jaceylkeeda.

44 Pages
1 MB

After Payment you can Download this pdf File.